Eey lagu kala iibsaday lacag waali ah iyo sababta ka dambeysa (Sawirro)

Eey la sheegay inuu yahay nooca ilaaliya ama raaca xoolaha Idaha ayaa jabiyay rikoorka eeyga ugu qaalisan caalamka. Waxaa lagu iibiyay Eeygan 36,000 oo doolar oo ah qiimihii ugu sareeyay ee eey lagu kala iibsado. Eeygan oo lagu magacaabo Kim ayaa waxaa tababaray Dewi Jenkins oo ku sugan magaalada Talybont, ee u dhaw degmada Aberystwyth … Continue reading Eey lagu kala iibsaday lacag waali ah iyo sababta ka dambeysa (Sawirro)